OGEYSIISYO IYO XAYEESIISYO
News

Sharaxa Kitaabka Al-Bayquuniyah( Cilmiga Xadiiska.

Waxaa Maktabada.com farxad galinaya in ay idiin soo gudbiyaan Sharaxa kitaabka Bayquuniyada.

Waxaana noo sharaxay Sh Cabdulqaadir Cukaashe Ilaahay ha xifdiyee.

Kitaabkan wuxuu ku barayaa Aaladaha Xadiiska iyo qeybihiisa kala duwan, wuxuuna ka kooban yahay ilaa 7 darsi, sidaas iyo ka faaideysi wacan.

----------------------
Halkan ka dhagayso Kitaabka.
... Read more

Kitaabka Rowdatul Anwaar oo Ka Hadlaya Siirada Nabiga SCW.

Waxaa Maktabada.com Farxad galinaya in ay Akhistaayasheeda u soo Gudbiso Kitaabkan oo kitaabkan ka hadlaya Noolashii Nabigeena Sallahu Calayhi Wasalam.

Siirada Nabiga ayaa ah mid lagama maarmaan ah oo qofkasta oo Muslim ah u baahan yahay inuu ka shidaal qaato oo ku cibro qaato.

Kitaabkan oo ah Taxane Socda ayaa waxaa inoo ... Read more

Ramadaan Ayaa Marti Dhowaan inoo Ah, ee Ma u Diyaar garoownay.

Maktabada.com ayaa umada Soomaaliyeed ugu tala gashay inay u soo gudbiso duruus iyo Muxaadaraad ku aaday Bisha Ramadaan.

Sida aad uga barateen 8 sano ee ugu dambeysay ayaa waxaa dib loo soo celin doono duruustii munaasabaadka barakaysan ka hadli jiray,

Dib u habayn lagu sameenay darteed ayaa waxaa maqan qeybahaas.
... Read more

Fadlan Wixii Qaldamay ama aanan shaqayn

Waxaan Walaalaha ka codsanaynaa in sida ugu dhaqsaha badan ee maktabada ula soo socodsiiyaan wixii qaldama, kadib markii is bedel lagu sameeyay bogga maktabada waxaa dhici kara in ay qaldamaan ama la waayo duruus horay ugu jiray.

Saas darteed nagu caawiya in aad nala soo socod siisaan wixii aad tabtaan.

FG: Wali ... Read more

Halkan ka dhageyso Tafsiirka Quraanka oo dhan Sh Cabdulqaadir Cukaashe.

Bishaaro Waxaan si toos ah u bilownay hakad dheer kadib in aan Tafsiirka Kitaabka Alle Dib u bilowna, waxaana Ilaahay mahadiis ah in Tafsiirku Maanta marayo qeybihiisii ugu dambeeyay maalmaa fooda nagu soo haya waxaad si buuxda Markii ugu horeysay abid Tafsiirka oo kaamil ah aad ka dhagaysan kartaan Shabakadda ... Read more

Duruus Cusub
Hits

ISLAMIC VIDOES
Khudbooyinka Jimcaha
Daawo: Difaaca Nabiga SC. Sh Barbaraawi
Tafsiirka Suuratu Al-Naba' (Camma)
SHARXU JAWAAMICIL AKHBAAR- KITAAB CUSUB OO UU SHARXAY FADIILATU SH CUKAASHAH XAFIDAHULLAH
Buug Ka Hadlaya Gaalada oo Sokooye laga dhigto.
Copyright ©Maktabada.com Designed by Ramaas Software