• #
  • Quraan
  • Tafsiir
  • Muxaadaro
  • Duruus
  • Manhaj
  • Fatawa
  • Carabi
  • Gabayo
  • List
  • Contact

Digniin: © Fadlan:Lagama Ganacsan karo dhamaan Duruusta iyo Muxadaraadka Maktabada Idan la'aan.©

Muxaadaro Cusub: Fadliga Asxaabatii Rasuulka SCW:. Halkan ka dhageyso Waxaa Jeediyay Sheekh Jaamac Aadam

Dec
08

Nadwo ay Culumada Salafiyiinta ku qabteen Makka Al-Mukaramaha Xajka Dec. 2009 Ama 1430

Waxaa Qoray maktabada

thumbnail Waxaa farxad Galinaya Maktabada.com in ay markii ugu horeysay ay idiin soo gudbiso Nadwo ay si wada jir ah Culumada Salafiyiinta ugu qabteen Magaalada barakaysan ee makka waxayna uga jawaabeen Suaalo aad muhiim u ah Sidoo kale waxay ka hadleen Qaraxii hotel Shaamow ee Muqdisho.
Dhageyso




Dacwada Salafiyada Xaqiiqdeedu Maxay tahay?



Salafiyada Ma Xizbi ka mid ah Axzaabtaa?





Yaa Ahlu Sunnah Salafiya jadiida ugu yeera?



Salafiyada yaa aasaasay yaasa u taliya?



Waxaan tacsi u direynaa Dhamaan dadkii ku dhintay Qaraxii Hotel Shaamow ee magaalada Muqdisho





Dagaalada Soomaaliya ka socda Salafiyiintu halkay ka taaganyihiin?





Ma banaantahay in la sameeyo Axzaab Manaahijtooda kala Duwan tahay?



Maxaa u dhaxeeya Jihaadka saxda ah iyo kan Bidciga ah?



Isqarxinta iyo Ismiidaaminta miyay ka mid tahay Jihaadka?
.

Nadwadii oo dhan inta ka dhageyso

Nadwadii oo dhan dhageyso


Akhriste: 8961







Su'aalo & jawaabo

»» U gudub qaybta cusub ee fataawaha maktabada.com

Fatawa Su'aal

ImageIsku qor Mailing-list.
Si aad ula socoto casharadii cusub ee boggan soo gala, isku diiwaan geli mailing list-geena.. Ku qor emailkaaga halkan hoose..

ImageRaadi casharrada..
Ku qor halkan Magac ama Ciwaan


Magac shiikh
Ciwaan cashar

Raadi Tirtir

ImageLinks.
Bogag kale oo aan kuusoo dooranay:

»» Sh.Ibnu Baaz
»» Sh.Rabiic
»» Sh.Muqbil
»» somalimanhaj.com
»» Sh. Cuthaymiin
»» Salafi links
»» Sahab.net
»» manhaj.online
»» wacdi
»» alathar
»» Website-keygan




Sh Cabdiraxmaan Dheere

4 Muxaadaro oo lagu difaacayo Manhajka Salafka laguna radinayo Kuwa raba in ay shaki galiyaan dacwada iyo Ducaada Salafka.
Halkan ka Dhageyso

Image Ku qor halkan Magac ama Ciwaan


Magac shiikh
Ciwaan cashar

Raadi Tirtir

MP3 player

wax yar sug

Su'aalo & jawaabo

»» U gudub qaybta cusub ee fataawaha maktabada.com

.

© 2004-2010 maktabada.com, All rights reserved
..: Unique 276,377 ..: Pageviews: 3,057,685