Feb
04

Buug Cusub: Arrimaha ka taagan soomaaliya maxaa xal u ah? .

Waxaa Qoray Dr Cuthmaan

thumbnail Waxaan idiin soo gudbinay Kitaab Cusub oo ka Hadlaya arimo badan oo Hadda taagan iyo Suaalo dad badan is weydiiyaan. Akhriso Kitaabka oo la kala qeybiyay iyo asagoo dhan.


Maktabada.com Waxay Idiin Sahashay Kitaabka oo kala qeybsan, si aad isla markiiba u akhrisatid Mowduuca aad rabtdi in aad wax ka ogaatid.

Hordhaca Kitaabka



Ha la garto Gaaleysiinta aan garta ahayn! Sh Cismaan Macallim Maxmuud



Calanka dadka lugula Dagaalamo?



Hufidda iyo barbaarinta Sheikh Muxammad Naasiraddiin Albaani.Waxaa tarjumay: Cabdirisaaq Maxamed Cilmi "ina Warfaa"



Caqiidada ahlusunnada waxaa ka mid ah inaan lala dagaallamin Madaxda Muslimiinta. Turjume Cabdirisaaq Maxamed Cilmi "ina Warfaa"



Mushkiladeennu ma madaxdeennaa? Sheekh Albaani. Waxaa tarjumay: Cabdirisaaq Maxamed Cilmi "ina Warfaa"


Su'aalo ku saabsan waaqica maanta jira.Waxaa ka jawaabay: Sh Cismaan Macallin Maxamuud


Maxay tahay daacadda ay ku leeyihiin dadka madaxweynayaasha ah ama waddamada xukuma, ahlu sunnuhu maxay ka aamminsan yihiin mas'alada ah in la adeeco ninka madaxweynaha ama amiirka ah, waa maxay manhajka ahlu sunnuhu?"



Maxaa u dhexeeya jihaadka iyo fitnada?"



Al-Shabaabka ma taageeri karaa?"



Xisbi in la sameeyo si khilaafadi loo soo celiyo ma bannaan tahay?"



Calanka madow ee ay isticmalaan Al-Shabaab ma sunnaa oo nabiga calanka dagaalada uu qadan jiray madow miyuu ahaa??"



Xukunka islaami la raadinaayo maloo Mari karaa waxkasta oo xalaal iyo xaraanba ah taas waa kow??"



Xalku ma xabbad baa mise waa xaalid?
(Bayaankii mashaayikhda dacwadda salafiyada Xajkii 1429 hj/ 2008)

Kitaabka oo dhan halkan ka aqriso

Arrimaha ka taagan soomaaliya maxaa xal u ah?

Akhriste: 4600