Feb
26

Muxaadaraad Cusub oo ay ku jirto khudbadii jimce ee maanta masjidul ansaar ee magalada hargeysa waxa kale oo aanu idiinku soo darnay khudbadii jimce ee ugu danbaysay masjidul ansaar oo ka hadlaysa mobilka iyo axkaamtiisa Dhageysi wacan

Waxaa Qoray maktabada

thumbnail Waxaan halkan idinkugu soo Gudbinaynaa Muxaadaraad Cusub oo kala ah waxaanu ku soo darnay khudbadii masjidul ansaar oo ka hadlaysa mobilku axkaamta uu leeyahay:
1- badbaadadu waxay ku jirtaa raacida jidka mu'miniinta. Sh Cukaashe

2- khudbadii jimcee masjidul ansaar ee magaalada hargeisa oo ku saabsan shubaha loo daliishado dabaal degga mawliidka. Sh Barbaraawi

3- Khudbad ku saabsan Bisha Safar. sh Barbaraawi.

4- kulankii ardayda dugsiga salaama iyo sheekh cabdilahi barbaraawi.

cabdullah Barbaraawi

axkaamta uu leeyahay mobilku.


Sh Cabdulqaadir Cukaashe

badbaadadu waxay ku jirtaa raacida jidka mu'miniinta.



khudbadii jimcee masjidul ansaar ee magaalada hargeisa oo ku saabsan shubaha loo daliishado dabaal degga mawliidka



Sh cabdullah Barbaraawi

Cilmiga Iyo Camalkiisa.



Khudbad ku saabsan Bisha Safar



muxaadaro kulankii ardayda dugsiga salaama iyo sheekh cabdilahi barbaraawi


Akhriste: 2578