Su’aal # 176: Dacwada Salafiyada Xaqiiqdeedu Maxay tahay?
Nasir
Ka mid ah qaybta manhajka |
No Comments »
| Lama yaqaan waddanka | 1 |
Nasir
Ka mid ah qaybta manhajka |
No Comments »
Nasir
Suaal:
Hadii aan shaqaysan oo aan sadaqo bixiyo ma cidii i siisay bay u baysaa?
Ka mid ah qaybta Fiqhi |
No Comments »
Nasir
Suaal:
Hadii 4 Ramadaan la igu leeyahay qale sidaan u qalayn karaa anigoo ah Inan(gabadh) 18 jir ah?
Ka mid ah qaybta Soonka |
No Comments »
Nasir
Suaal:
habluhu sidee bay isu asturayaan markay tukanayaan?
Ka mid ah qaybta salaada |
No Comments »
Nasir
Suaal:
Odaygu ma siin karaa Zakaatul fitriga inankiisa xaaska leh oo aan waxbo haysan?
Ka mid ah qaybta Zakatul fitriga |
No Comments »
Nasir
Suaal:
Haduu qof deyn kugu leeyahay oo aad kala luntaan oo aad ehelkiisa iyo qaraabadiisa aadan garanayn sadaqo miyay iga baxaysaa( yacnii deyntii ma u bixin karaa sadaqo ahaan)
Ka mid ah qaybta Mucamalaadka |
No Comments »
Nasir
Suaal:
Dadka tukada salaatu laylaka iyo muctakifiinta iyo dadka kale aan tukan salaatu laylka ee taraawixda un tukada marna iska daaya iyo waliba dadka guryahooda iska jooga miye iyo magaalaba ma helayaan habeenkaas barakaysan ee khayrka badan waayo dadkii miyaga waa bilaa masaajid.?
Ka mid ah qaybta Soonka |
No Comments »
Nasir
Suaal:
Hadii Aabihii reerku xanuunsanayo oo aanu bixin karin fitriga, markaanu hooyadu reerka u shaqayso ma ka bixin kartaa Caruurta iyo reerkaba?
Ka mid ah qaybta Zakatul fitriga |
No Comments »
Nasir
Suaal:
hadaad Dukaan macmiil la tahay aad ka sii qaadato wixii aad fitriga ku bixin lahayd ma ka qadanaysaa?
Ka mid ah qaybta Zakatul fitriga |
No Comments »
Nasir
Suaal:
Waxaan ahay nin dhalin yara ah oo 20 jira arday ah dhigta Jamacad, markaa waxaan ahay nin …… dibada aya wax go’an la iga soo diraa igumana filna, Zakaatul fitrigii ma la igu leeyahay mise laguma laha hadii la igu leeyahay ayaa bixinaya?
Ka mid ah qaybta Zakatul fitriga |
No Comments »