Su’aal #129: Acmaasha ma Imaanka bay ka mid tahay?

august 14th, 2007 by Nasir

Suaal

haji al hujaaj Wuxuu soo qoray:

01.waxaan donaya ugu horayn hadada kartaan inaad shekha magaciisa dhamaystirtaan si loo garto.takale suaashaydu waxa weeye cibaadadka jawaarixda laga qabto sida salaada iwm ma aslul iimaan bay kamid yihiin mise wajibul iiman mise kamaalul?fadlan daliilkana noosheeg jzl wasalamu calaykum.

Halkan ka dhageyso jawaabta

Ka mid ah qaybta Caqiida | No Comments »

Su’aal #128: Dajjal ma noolyahay

august 14th, 2007 by Nasir

Suaal

jamaal cabdullahi jaamac Wuxuu soo qoray:

as-salaamu sheekh cuthmaan, su’aasheydu waxay tahay in axadiita ka hadleysa nebiga khadir iyo dajjal markii aan eeg eegay, uu madaw iga yara galay arrinta ku saabsan in uu dajjal noolyahay, waan arkey in uu tilmaamay xadiita qaar in u meel ku xidhan yahay sida uu abi darri alqaffaari sheegay nebiguna uga markhaati kacay, laakin, xadiith waxa uunebigu ku til;maamayaain uu yidhi waxa maanta nool( yacnii waqtigii uu halakan yidhi laga bilaabo) ma noolaan doonaan qarni ka dib (yacnii 100sano ka dib) markaasi dajjal, sidee loogu jawaabi karaa in uu ka mid aha qoladaasi waqtigaasi noolaa ee meeshaasi ku xidhan, iyada oo ay kasoo wareegtay 100 sano ma la dhan karaa weli dajjaal waa noolyahay> jxk llaahu khayral jazaa?

Halkan ka dhageyso jawaabta

Ka mid ah qaybta Caqiida | No Comments »

Su’aal #127: SAMICALLAAHU LIMAN XAMIDAH

august 9th, 2007 by Nasir

Suaal

ibnucumar Wuxuu soo qoray/qortay:

ACWW
WALAAL MARKA WAAN IDIN SALAAMAY
WALAAL SUAASHAYDU WAXA WEEYE:
MARKUU IMAAMKU DHAHO SAMICALLAAHU LIMAN XAMIDAH MA WAXAAD DHIHI RABANAA WALAKAL XAMD MISE SAMICALLAAHU BAAD DHIHI ADNA KANA WARAN MARKAAD KALIGAAA TUKANAYSID MAXAAD DHIHI
SUAASHAYDU WAA INTAAS WAXAANA YARA SHAKI IGA GALAY ARINTAAS MARKA WAXAN DOONAYAA INAAD IGA JAAHIL BIXISAAAN WAADNA MA HADASANTIHIIN
AMAANA ALLAH

Halkan ka dhageyso jawaabta

Ka mid ah qaybta salaada | No Comments »

Su’aal #126: Galaysiinta Madaxda islaamka

august 9th, 2007 by Nasir

Suaal

AbuKhusayma Jamaal Mohamed Wuxuu soo qoray/qortay:

salaamulaahi calayka waraxmatuh
samaaxatu shaykh salaanta islaamka baan kugu salaamay
marka hore, talabaaad waxaan jecelahay inaanay fursadu
idhaafin kuuna sheego inaan alle daraadii kugu jecelahay
aanad ku kasbatay diinta allah sidaad ugu dadaalayso dadkana ugu
faafinayso calaa manhaji salafi haadihil umah.
jazalaahu cani islaam wal muslimiin khayra wanafaca bika insha=allah.
sheekhuna su’aashaydu waxay ku saabsantahay umada islaamku dhibaatada ay kujirtaa mana
ah mid kaa qarsoon, sidaa daraadeed sheekhuna masaaikhdii iyo shabaabkii waxay noqdeen qaar
danbiga iyo xumaantaba dusha ka saaraya madaxdiii muslimiinta (ayagoo ah {madaxdii} qaar diintii iyo umadiiba duleeyey
ilaa qaar uu rabi u naxariistay mooyaane, rabina aan uga baryeyno inuu madaxda inoo hagaaajiyo siday salafkeenii ugu ducayn jireen
sida fudayl ibnu ciyaad, axmed ibn xanbal iww.)>.hadii intaa ay
ku kaaftoomi lahaayeen waxay ahaan lahayd sheekhuna mid aad u fudud selaakiin waxay gaadhsiiyey inay gaalaysiiyaan madaxdii
muslimiinta oo dhan, yidhaahdaana wadan islaamka lagu xukumaa ma jiraa xataa
bilaadul xarmaynka.. Hadaba sheekhuna gabagabadii waxaan jeclaan lahaa Cabdilaahi Yuusuf Ahmed ma gaalbaa mise waa faasiq? mase tahay
sheekhuna qofkasta oo gaalnimo ku dhacaa mid oo gaal noqonaya? jazaakalahu khayr. aadna iiga raalinoqo kolay su’aashu way shucabyo badantahee.
salaamucalaykum….

Halkan ka dhageyso jawaabta

Ka mid ah qaybta manhajka | No Comments »

Su’aal #125: Dumar masjid wax ku barta

august 9th, 2007 by Nasir

Suaal

waxaan aadaa misjid fajir kadib majidka ayaan kuqaadanaa cashar waxaan dhannahay 30 gabdhood maclimiintana marba mid ayaa noo soogalo marka dhiinta maxeykaqabtaa diinta xijaabna manoo dhexeyo?

Halkan ka dhageyso jawaabta

Ka mid ah qaybta Mucamalaadka | No Comments »

Su’aal #124: Xukunka Daganaashaha wadanka gaalada

august 9th, 2007 by Nasir

Suaal

axmad  shariif Wuxuu soo qoray:

waal  banaan ta hay  inaad daganaataa wadan gaalo ah

Halkan ka dhageyso jawaabta

Ka mid ah qaybta Mucamalaadka | No Comments »

Su’aal #123: Banki islaami ah oo guri dhisay

august 9th, 2007 by Nasir

Suaal

muuse macallin, Wuxuu soo qoray:

A C W W salaanta islamaaka kadib waxaan culumada soomaaliyeed weydiinayaa wixii ay diinta islaamku ka qabto in bangi islaami ah uu kuu dhiso dhul aad leedahay adiga oo bixinaya lacagta dhismaha qayb ka mid ah inta kalena bangigu bixinayo wuxuuna kaa rabaa lacag faaiido ah arintaas muxuu islaamku kaqbaa wabilaahi towfiiq

Halkan ka dhageyso jawaabta

Ka mid ah qaybta ribada | 1 Comment »

Su’aal #122: Qunuutka salaad subax

august 9th, 2007 by Nasir

Suaal

cabdiraxman ahmed mohamed Wuxuu soo qoray:

asalamu calaykum w.w. salaan kadib waxaa mahad iska leh allaah (S.W.T). intaa kadib waxan doonayaa in layfaa iideeyo.. waxaa jirta in masjid ka aan salaada subax kudukado.. laga sameeyo waxa looyaqaano QUNUUT taas oo ah duco.. la sameeyo.. salaada subax mar walba.. hadaba su,ashaydu waxaa weeyaan.. maxay ka qabtaa qunuutka salaada subax ah.. diinta..maxaase ila gudboon hadii aysan sharci aheyn.. mala aamiin sanayaa..oo imaamka ayaan raacaa mise??? WAJAZAAKUMALAAHU KHEYR..

Halkan ka dhageyso jawaabta

Ka mid ah qaybta salaada | No Comments »

Su’aal #121: ducoyinka mobilada lugu duubo

august 9th, 2007 by Nasir

Suaal

maxamed axmed ismaaciil Wuxuu soo qoray:

a/c waxaad ka warantaan markii aan ku seve karaysto moobilkayga duco oo uu iigu soo dhaco ma danbi baa mise maya walaalayaal aad ayaad u mahadsantihiin.

Halkan ka dhageyso jawaabta

Ka mid ah qaybta Fiqhi | No Comments »

Su’aal #120: Qatarta beenta iyo qeybaheeda

august 9th, 2007 by Nasir

Suaal

axmed xasan maxamed Wuxuu soo qoray:

walaal asalamacalaykum waraxmatulaahi wabarakaatum walaal halkan waxaan kusoo gadbinaya suaalshaasoo ah    qof aan waalidkiis dhiman yidhina waalidkay wuu dhintay beentaa uu sheegayna dan utahay maxaay shereecada islaamku kaqabtaa

Halkan ka dhageyso jawaabta

Ka mid ah qaybta Mucamalaadka | No Comments »

« Previous page