Su’aal #140: Xaalada ay qureesh ku sugantahay?

september 28th, 2008 by Nasir

Suaal: 

Waxaad ka warantaa xaaladda ay quruush ku sugan tahay? anagoo maqalnay in lagu yaso makka oo ay gees ka deganyihiin magaalada?

Halkan ka dhagayso jawaabta

Halkan ka qaado (download)

Ka mid ah qaybta Siiro,Tariikh | No Comments »

Su’aal #139: Qof yiri Alle meel kasta ayuu joogaa

september 28th, 2008 by Nasir

Suaal:

Muxuu yahay xukunka qofka yirahdaa Alle meel kasta ayuu joogaa maxaadse kula talinaysaa?

Halkan ka dhagayso jawaabta

Halkan ka qaado (download)

Ka mid ah qaybta Caqiida | No Comments »

Su’aal #138: Gabar uur leh ma la meherin karaa?

september 28th, 2008 by Nasir

Suaal:

Gabar uur leh ma la meherin karaa?

Halkan ka dhagayso Jawaabta

Halkan ka qaado (download)

Ka mid ah qaybta Guurka | No Comments »

Su’aal #137: Sunooyinka Salaadaha

september 28th, 2008 by Nasir

Suaal:

Maxay ku kala duwan yihiin Sunooyinka joogtada ah iyo nawaafisha?

Halkan ka dhagayso jawaabta

halkan ka qaado (download)

Ka mid ah qaybta salaada | No Comments »

Su’aal #136: Cawradu ragga?

september 28th, 2008 by Nasir

Suaal:

Marka salaada la tukanayo cawrada raggu waa intaa?

Halkan ka dhagayso jawaabta

Halkan ka qaado (download)

Ka mid ah qaybta salaada | No Comments »

Su’aal #135: Qof salaad hilaamay

september 28th, 2008 by Nasir

Suaal:

Hadaan Sadax casho kadib soo xasuuusto Salaad aan hilmaamay Qalle mala iga rabaa?

Halkan ka dhagayso jawaabta

Halkan ka Qaado (download)

Ka mid ah qaybta salaada | No Comments »

Su’aal #134: Laylatul qadarka

september 27th, 2008 by Nasir

Suaal:

Laylatul qadarka Sanad kasta ma habeen buu ka galaa?

Halkan ka dhagayso jawaabta

Halkan ka Qaado (download)

Ka mid ah qaybta salaada | No Comments »

Su’aal #133: Mudada ogu yar ictikaafka?

september 27th, 2008 by Nasir

Suaal:

Mudada u yar ee la ictikaafi karo?

 Halkan ka dhagayso Jawaabta

Halkan ka qaad (download)

Ka mid ah qaybta Fiqhi | No Comments »

Su’aal #132: Dhibaatooyinka jaadka iyo sigaarka?

september 27th, 2008 by Nasir

Suaal:

Wax ma nooga sheegi kartaa dhibaatooyinka Jaadka iyo sigaarka?

Halkan ka dhagayso jawaabta

Halkan ka Qaado (download)

Ka mid ah qaybta Mucamalaadka, Fiqhi | No Comments »

Su’aal #131: Xaakimka ku xukuma qawaaniinta?

september 27th, 2008 by Nasir

 Suaal:

Madaxweynayaasha islaamka waxay wax ku xukumaan  qawaaniinta reer galbeedka,  ayagoo awood u leh in ay ku xukumaan sharciga islaamka. Muxuu noqonayaa xukunkooda oo ay diintu ka qabtaa.

Halkan ka dhagayso Jawaabta

Halkan ka qaado(download)

Ka mid ah qaybta manhajka | No Comments »