Su’aal #167: Arday aan awoodin Zakaatul firtiga?

oktober 18th, 2008 by Nasir

Suaal:

Waxaan ahay nin dhalin yara ah oo 20 jira arday ah dhigta Jamacad, markaa waxaan ahay nin …… dibada aya wax go’an la iga soo diraa igumana filna, Zakaatul fitrigii ma la igu leeyahay mise laguma laha  hadii la igu leeyahay ayaa bixinaya?

Halkan ka dhagayso Jawaabta

Halkan ka qaado (downlaod mp3)

Ka mid ah qaybta Zakatul fitriga |

Leave a Comment

Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.