Su’aal #169: hooyada reer Zakaatul fitri ma bixin kartaa?

oktober 18th, 2008 by Nasir

Suaal:

Hadii Aabihii reerku xanuunsanayo oo aanu bixin karin fitriga, markaanu hooyadu reerka u shaqayso ma ka bixin kartaa Caruurta iyo reerkaba? 

Halkan ka dhagayso jawaabta

halkan ka qaado (download mp3)

Ka mid ah qaybta Zakatul fitriga |

Leave a Comment

Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.