oktober 15th, 2008 by
Nasir
Suaal:
Hadii lacag la iga soo diro Maraykanka oo adan ogayn qofkaas wuxuu ku shaqeeyo bilkaada iyo wixii aad sadaqad ola baxado ma danbibaa mise waa xalaal?
Halkan ka dhagayso jawaabta
Halkan ka qaado (download mp3)
Ka mid ah qaybta Fiqhi |
No Comments »
oktober 15th, 2008 by
Nasir
Suaal:
Waxaad ka warantaa Xaalka dadka laga qaado Markay wax sameeyaan ma xaraan baa mise Xalaal?
Halkan ka dhagayso Jawaabta
Halkan ka qaado (download Mp3)
Ka mid ah qaybta Mucamalaadka |
No Comments »
oktober 15th, 2008 by
Nasir
Suaal:
Dadku waxay yirahdaan Islaamaha waaweyn Sayid cali baa kurka ka guray maxaa ka jira qisadaas?
Halkan ka dhagayso Jawaabta
Halkan ka qaado (downlaod mp3)
Ka mid ah qaybta Mucamalaadka |
No Comments »
oktober 15th, 2008 by
Nasir
Suaal:
Waxaad ka warantaa halka aad ku nooshahay hadanay wax fuqara ahi joogin ma cidda ogu xoolaha yar un baa la siinaya fitriga?
Halkan ka dhagayso jawaabta
Halkan ka qaado (download)
Ka mid ah qaybta Zakatul fitriga |
No Comments »
oktober 15th, 2008 by
Nasir
Suaal:
Waxaad ka warantaa Zakaatul fitriga waxaanu siin jirnay oo walaashay aan xoog u baahnayn ayadoo qaar ka baahan jiraan ma ku baxaysaa? Suaasha kale Qof kale ma u gudoomi karaa?
Halkan ka dhagayso jawaabta
Halkan ka qaado (download mp3)
Ka mid ah qaybta Zakatul fitriga |
No Comments »
oktober 15th, 2008 by
Nasir
Suaal:
Miyay Banaantahay filimada lagu matalo Asxaabta?
Halkan ka dhagayso jawaabta
Halkan ka qaado (download mp3)
Ka mid ah qaybta Mucamalaadka |
No Comments »
oktober 15th, 2008 by
Nasir
Suaal:
Imisa takbiiradood ayay leedahay salaada ciid hadaad kaligaa tukanaysid?
Halkan ka dhagayso jawaabta
Halkan ka qaado (download Mp3)
Ka mid ah qaybta salaada |
No Comments »
oktober 15th, 2008 by
Nasir
Suaal:
Inantayda oo bakhtiyaysa fitradaydu ma ku baxaysaa? waa 9 caruur ah iyo ninkeeda xanuunsanaya
Halkan ka dhagayso Jawaabta
Halkan ka qaado (download mp3)
Ka mid ah qaybta Zakatul fitriga |
No Comments »
oktober 4th, 2008 by
Nasir
Suaal:
Sheikh waxaan ku suaali lahaa in aad ii sheegtid bishii ramadaan wey ina soo haysaa inshallah, tii hore waxaan ahaa xaamilo badankeedina ma soomin tanna wey ii soo galaysaa anigoo nuujinaya oo tii horana la igu leeyahay maxaan ka yeelaa tii hore inta aanay tani ii soo galin iyo tanba wa jazakumullahu khayran.
Halkan ka dhagayso jawaabta
Ka mid ah qaybta Soonka |
No Comments »