Su’aal #149: Awliyada wax ma tartaa geeridooda kadib?

oktober 1st, 2008 by Nasir

Suaal:

Dadka Ahlu bidaca iyo khuraafaadka waxay aminsanyihiin Anbiyada iyo salixiinta  ee dhintay in ay wax tar u yeelan karaan dadka nool ayagoo u daliilsanaya xadiiskii al-israa wal micraaj, Nabigeenna SCW 25 nabi u ku tukiyay baytul maqdis oo ka mid ah aduunka Nabi Muusana Salaadda oo 50 salaadood ahayd oo ku yiri Nabiga SCW Umadaada ma qaadi karto Ilaahay Subaxanahu watacaa waxaad dhahdaa ka Khafiifi.?

Halkan ka dhagayso jawaabta

Halkan ka qaado (download) 

Ka mid ah qaybta Caqiida | No Comments »

Su’aal #139: Qof yiri Alle meel kasta ayuu joogaa

september 28th, 2008 by Nasir

Suaal:

Muxuu yahay xukunka qofka yirahdaa Alle meel kasta ayuu joogaa maxaadse kula talinaysaa?

Halkan ka dhagayso jawaabta

Halkan ka qaado (download)

Ka mid ah qaybta Caqiida | No Comments »

Su’aal #129: Acmaasha ma Imaanka bay ka mid tahay?

august 14th, 2007 by Nasir

Suaal

haji al hujaaj Wuxuu soo qoray:

01.waxaan donaya ugu horayn hadada kartaan inaad shekha magaciisa dhamaystirtaan si loo garto.takale suaashaydu waxa weeye cibaadadka jawaarixda laga qabto sida salaada iwm ma aslul iimaan bay kamid yihiin mise wajibul iiman mise kamaalul?fadlan daliilkana noosheeg jzl wasalamu calaykum.

Halkan ka dhageyso jawaabta

Ka mid ah qaybta Caqiida | No Comments »

Su’aal #128: Dajjal ma noolyahay

august 14th, 2007 by Nasir

Suaal

jamaal cabdullahi jaamac Wuxuu soo qoray:

as-salaamu sheekh cuthmaan, su’aasheydu waxay tahay in axadiita ka hadleysa nebiga khadir iyo dajjal markii aan eeg eegay, uu madaw iga yara galay arrinta ku saabsan in uu dajjal noolyahay, waan arkey in uu tilmaamay xadiita qaar in u meel ku xidhan yahay sida uu abi darri alqaffaari sheegay nebiguna uga markhaati kacay, laakin, xadiith waxa uunebigu ku til;maamayaain uu yidhi waxa maanta nool( yacnii waqtigii uu halakan yidhi laga bilaabo) ma noolaan doonaan qarni ka dib (yacnii 100sano ka dib) markaasi dajjal, sidee loogu jawaabi karaa in uu ka mid aha qoladaasi waqtigaasi noolaa ee meeshaasi ku xidhan, iyada oo ay kasoo wareegtay 100 sano ma la dhan karaa weli dajjaal waa noolyahay> jxk llaahu khayral jazaa?

Halkan ka dhageyso jawaabta

Ka mid ah qaybta Caqiida | No Comments »

Su’aal#4: ku saabsan Suurka(buunka)

august 5th, 2007 by Nasir

Suaal#1

suaasheydu waxay tahay in dhalinyaro badan oo dalabtul cilmiga ka mid ahi ay is weydiiyaan su;aasha ah: kolka suurka la afuufo, ee dhaaman makhluqiintu suuxaan cidda uu ilaahay kasoo reebay ee ithtithnaaga aayada la geliyey looga jeeda waa ayo?. maala’igtu se ma dhimataa?

Jawaabta halkan ka dhagayso

Ka mid ah qaybta Caqiida | No Comments »