Su’aal #174: Qof 4 Ramaad lagu leeyahay?

oktober 18th, 2008 by Nasir

Suaal:

Hadii 4 Ramadaan la igu leeyahay  qale sidaan u qalayn karaa anigoo ah Inan(gabadh) 18 jir ah?

Halkan ka dhagayso jawaabta

Halkan ka qaado (download)

Ka mid ah qaybta Soonka | No Comments »

Su’aal #170: Dadka miyaga jogaa Laylatul qadriga wax ma ku leeyihiin?

oktober 18th, 2008 by Nasir

Suaal:

Dadka tukada salaatu laylaka iyo muctakifiinta iyo dadka kale aan tukan salaatu laylka ee taraawixda un tukada marna iska daaya iyo waliba dadka guryahooda iska jooga miye  iyo magaalaba ma helayaan habeenkaas barakaysan ee khayrka badan waayo dadkii miyaga waa bilaa masaajid.?

Halkan ka dhagayso jawaabta

halkan ka qaado (download mp3)

Ka mid ah qaybta Soonka | No Comments »

Su’aal #157: Haweeneey umal ah ramadaan u soo galay?

oktober 4th, 2008 by Nasir

Suaal:

Sheikh waxaan ku suaali lahaa in aad ii sheegtid bishii ramadaan wey ina soo haysaa inshallah, tii hore waxaan ahaa xaamilo badankeedina ma soomin tanna wey ii soo galaysaa anigoo nuujinaya oo tii horana la igu leeyahay maxaan ka yeelaa tii hore inta aanay tani ii soo galin iyo tanba wa jazakumullahu khayran.

Halkan ka dhagayso jawaabta

Ka mid ah qaybta Soonka | No Comments »

Su’aal #154: Ramadaanka ma in la seexdo baa ku wanaagsan?

oktober 4th, 2008 by Nasir

Suaal:

mohamed Wuxuu soo qoray/qortay:

 as/k  marka hore : ramadaanka in la seexdo iyo in la jiifto yuu ku wanaagsan diinta seey maxeey ka qabtaa.

Halkan ka dhagayso jawaabta

Ka mid ah qaybta Soonka | No Comments »

Su’aal #153: aniga oo sooman dabaal ma aadi karaa?.

oktober 4th, 2008 by Nasir

 Suaal:

mohamed Wuxuu soo qoray/qortay:
 aniga oo sooman dabaal ma aadi karaa oo masoo dabaalankaraa.
 

Halkan ka dhagayso jawaabta

Ka mid ah qaybta Soonka | No Comments »

Su’aal #152: Xisaab ma lagu soomi karaa ayadoon la arag bisha?.

oktober 4th, 2008 by Nasir

 Suaal:

cali macalin nuur  Wuxuu soo qoray/qortay:

 asalaamu calaykum waraxmatullaahi wabara kaatuhu shaykhanaa ilaahay ha idinka abaal mariyo adeega muhiim kaa ee aad diinta ilaahay uahaysiin adiga iyo culimada kula midka ah ilaahayna waxaan kaagaga rajaynaa inaad abaal marinteeda hesho gaar ahaan waqtigaan fitanta iyo mixanku jiraan juhuudii aaad bixisay hadii aan su aasha ugudbo shiikh waxaan ahay arday malaysiya wax kabarta marka ramadaan ka intaan lagaarinaa lasheegaa maalinta la afurayo ama lasoomayo waxaa dhici karta marka in lakhilaafo 1da bisha waxaana jirta in nabigu yiri(assowmu yowma tasuumuuna walfidru yowma tufdiruuna )marka xadiithkaasi daliil muu yahay in lala soomo dadkaasi aad lajoogto ama doowladaasi aad xukunkeeda hoostagto hadii aan koowdii bisha qofina kasoomayn mandiqadaada waasamaxaay macnaha xadiithka oo koobani baarakallaahu fiika asalaamu calaykum. 
 

Halkan ka dhagayso Jawaabta

Ka mid ah qaybta Soonka | No Comments »

Su’aal #151: Qof sooman oo dhiig laga qaaday?.

oktober 4th, 2008 by Nasir

 Suaal:

c/fatax ahmed salaad Wuxuu soo qoray/qortay:

 asalamu calaykum warax matulaahi wabarakaa tahu,waxaan mahad u celinaa walalaha webkan,ilahayna misanka ha idin kugu daro.jzkl khayraa,waxaan qabaa su,aal. taas oo ah aniga oo soo man hadii dhiig la iga qaado soonkii ma ii jiraa mise waa iga jabay waxaana iskaga qaday xanuun aan daremayo wa jzkl khayr.

Halkan ka dhagayso jawaabta

Ka mid ah qaybta Soonka | No Comments »

Su’aal #147: Qof weyn aan soomi karin?

oktober 1st, 2008 by Nasir

Suaal:

Hooyaday weyn oo qof waayeel ah soomi karahayn fidyo intee la’eg ayaan ka bixiyaa? Marna ma lawada bixin karaa?

Halkan ka dhagayso jawaabta

halkan ka qaado (download)

Ka mid ah qaybta Soonka | No Comments »

Su’aal #102: Nin sooman oo ay ka timid wax ragga ka yimaada

august 7th, 2007 by Nasir

Suaal

cabdiladhiif Wuxuu soo qoray:
sheeq anoo sooman hadii ay iga timaado waxa raga kayimaado sonka ma iga buraa?

Halkan ka dhageyso jawaabta

Ka mid ah qaybta Soonka | No Comments »