Su’aal #171: Qof deyn kii kulahaa kala lumeen

oktober 18th, 2008 by Nasir

Suaal:

Haduu qof deyn kugu leeyahay oo aad kala luntaan oo aad ehelkiisa iyo qaraabadiisa aadan garanayn sadaqo miyay iga baxaysaa( yacnii deyntii ma u bixin karaa sadaqo ahaan)

Halkan ka dhageyso jawaabta

Halkan ka qaado (download mp3)

Ka mid ah qaybta Mucamalaadka | No Comments »

Su’aal #164: Xaalka qofka laga qaado?

oktober 15th, 2008 by Nasir

Suaal:

Waxaad ka warantaa Xaalka dadka laga qaado Markay wax sameeyaan ma xaraan baa mise Xalaal?

Halkan ka dhagayso Jawaabta

Halkan ka qaado (download Mp3)

Ka mid ah qaybta Mucamalaadka | No Comments »

Su’aal #163: Islaamo kurka laga jaray?

oktober 15th, 2008 by Nasir

Suaal:

Dadku waxay yirahdaan Islaamaha waaweyn Sayid cali baa kurka ka guray maxaa ka jira qisadaas?

Halkan ka dhagayso Jawaabta

Halkan ka qaado (downlaod mp3)

Ka mid ah qaybta Mucamalaadka | No Comments »

Su’aal #160: Filimada Saxabda lagu matalaa?

oktober 15th, 2008 by Nasir

Suaal:

Miyay Banaantahay filimada lagu matalo Asxaabta?

Halkan ka dhagayso jawaabta

Halkan ka qaado (download mp3)

Ka mid ah qaybta Mucamalaadka | No Comments »

Su’aal #142: Jees jeeska Dadka iyo Culumada

oktober 1st, 2008 by Nasir

Suaal:

Qofka ku jees-jeesa Culumada ama Dadka Xukunkiisa muxuu yahay?

 Halkan ka dhagayso Jawaabta

Halkan ka qaaado (download)

Ka mid ah qaybta Mucamalaadka | No Comments »

Su’aal #132: Dhibaatooyinka jaadka iyo sigaarka?

september 27th, 2008 by Nasir

Suaal:

Wax ma nooga sheegi kartaa dhibaatooyinka Jaadka iyo sigaarka?

Halkan ka dhagayso jawaabta

Halkan ka Qaado (download)

Ka mid ah qaybta Mucamalaadka, Fiqhi | No Comments »

Su’aal #125: Dumar masjid wax ku barta

august 9th, 2007 by Nasir

Suaal

waxaan aadaa misjid fajir kadib majidka ayaan kuqaadanaa cashar waxaan dhannahay 30 gabdhood maclimiintana marba mid ayaa noo soogalo marka dhiinta maxeykaqabtaa diinta xijaabna manoo dhexeyo?

Halkan ka dhageyso jawaabta

Ka mid ah qaybta Mucamalaadka | No Comments »

Su’aal #124: Xukunka Daganaashaha wadanka gaalada

august 9th, 2007 by Nasir

Suaal

axmad  shariif Wuxuu soo qoray:

waal  banaan ta hay  inaad daganaataa wadan gaalo ah

Halkan ka dhageyso jawaabta

Ka mid ah qaybta Mucamalaadka | No Comments »

Su’aal #120: Qatarta beenta iyo qeybaheeda

august 9th, 2007 by Nasir

Suaal

axmed xasan maxamed Wuxuu soo qoray:

walaal asalamacalaykum waraxmatulaahi wabarakaatum walaal halkan waxaan kusoo gadbinaya suaalshaasoo ah    qof aan waalidkiis dhiman yidhina waalidkay wuu dhintay beentaa uu sheegayna dan utahay maxaay shereecada islaamku kaqabtaa

Halkan ka dhageyso jawaabta

Ka mid ah qaybta Mucamalaadka | No Comments »

Su’aal #112: jaarka gaal ah ma xiriirin kartaa

august 7th, 2007 by Nasir

Suaal

ibrahim Abdi Wuxuu soo qoray/qortay:

ASalaamu caleykum Waraxmatulaahi wabakaatu,

Salaantas qaayaha leh ka dib:.
Su’aashayda ayaa waxa ay tahay sida tan: waxaan Jaarnahay dad aan waxba rumaysnayn,markaa dadkaa ma xiriirin kartaa /mise wax xiriir ah  lama yeeraneysid??

Sheikha & bahda maktabada aad iyo aadbaad  umahadsantihiin  shaqada wanaagsan ee aad qabataan.Waxaana EEBe idiinka rajaynayaa abaal marin fiddunyaa&aakhirah(AAamiin))

Halkan ka dhageyso jawaabta 

Ka mid ah qaybta Mucamalaadka | No Comments »

« Previous page