Su’aal #123: Banki islaami ah oo guri dhisay

august 9th, 2007 by Nasir

Suaal

muuse macallin, Wuxuu soo qoray:

A C W W salaanta islamaaka kadib waxaan culumada soomaaliyeed weydiinayaa wixii ay diinta islaamku ka qabto in bangi islaami ah uu kuu dhiso dhul aad leedahay adiga oo bixinaya lacagta dhismaha qayb ka mid ah inta kalena bangigu bixinayo wuxuuna kaa rabaa lacag faaiido ah arintaas muxuu islaamku kaqbaa wabilaahi towfiiq

Halkan ka dhageyso jawaabta

Ka mid ah qaybta ribada | 1 Comment »

Su’aal #72: Ribada iyo noocyadeeda kala duwan

august 6th, 2007 by Nasir

Suaal

Muxamed Cabdinuur Wuxuu soo qoray:

Assalaamu caleykum?
Sheikh ilaahey kheyr ha ku siiye. Waxaan
aad u doonayaa inaad iga jaahil bixisid
ribada iyo inta qaybood oo ey
ukala baxdo.

Halkan ka dhageyso jawaabta

Ka mid ah qaybta ribada | No Comments »

Su’aal #61: Quraan aqris iyo guri iibsasho

august 6th, 2007 by Nasir

Suaal

xafida Wuxuu soo qoray:
salamu calykum waraxma tullahi wa barakatu,ama bacad
sheikh waxaan rabaa inaa ogaado, walidkeey waay dhinteen marka waxaan uu agriya
50 gulhuwa lah iyo 50 fatixa !
miyaan sax sanahay mise waxba igadhiman.
marka ku xigta waxaan iibsady guri oo dalkan holland marka lacagta aan kadeensaday banqiga ma denbi baa mise ………………..?
sida iyo nabad qelyo.

Halkan ka dhageyso jawaabta 

Ka mid ah qaybta ribada, Fiqhi | No Comments »

Su’aal #42: Arday deyn qaadanaya

august 5th, 2007 by Nasir

Suaal

 Abdulaqaadir Wuxuu soo qoray:

Walaal su’aashayda waxaa wayo iskuula ayaan dhigtaa College ah dawladana lacagti gama bixin oo wa igadiiden.Marka maqaadan karaa lacag dayn ah?

Halkan ka dhageyso jawaabta 

Ka mid ah qaybta ribada | No Comments »

Su’aal #27: Lacagaha lagu qaato Visa, mastercard-ka

august 5th, 2007 by Nasir

Suaal

Maxamed Wuxuu soo qoray:

Asalaamu caleykum waraxmatullahi wa barakaatuh
amaa bacd,waxaan jeclahay inaan ogaado lacagta deenta ah la qaato sidda carta VISA,masercard i.w.m.,hadeey ribba ay tahay?
haddii ay ribba tahay,aniga haddii aan u baahanahay lacagtaas siddee aan suubinaa?
wasalaamu caleeykum waraxmatullaahi wa baraakaatuh

Halkan ka dhagayso Jawaabta

Ka mid ah qaybta ribada | No Comments »

Su’aal #23: Banki Islaami ah

august 5th, 2007 by Nasir

Suaal

Abduraxman Wuxuu soo qoray:

waxaan idin weydinayaamarkaad bankislami ah kafuratid acon
seving ahood lacakdhigatid oo lagu shakheynaayo oo bishii
intaas ayaa laguu saaraa lagu yiraahdo
lacaktaasi maribo bay nokhoneysaa mise waa xalaal?

Halkan ka dhagayso jawaabta

Ka mid ah qaybta ribada | No Comments »

Su’aal #14: ku saabsan ganacsiga

august 5th, 2007 by Nasir

Suaal

waxa jira ariin dadka somalida ah aay isticmalan oo aan rabno in aan ogano wax aay idiintu ka qabto,
taas oo ah in qof dukan raba in u gato in
laga qado lacag aad u fara badan tas oo lagu magacabayo in laga gadayo furaha oo qali ah oo an dukanka wax yala jiriin
ku wareejinta u qofkan ku warejinayo dukanka ayuu bixinaya lacagtas
aftuna afadukumu llah.

Halkan ka dhagayso Jawaabta

Ka mid ah qaybta ribada | No Comments »