Su’aal #140: Xaalada ay qureesh ku sugantahay?

september 28th, 2008 by Nasir

Suaal: 

Waxaad ka warantaa xaaladda ay quruush ku sugan tahay? anagoo maqalnay in lagu yaso makka oo ay gees ka deganyihiin magaalada?

Halkan ka dhagayso jawaabta

Halkan ka qaado (download)

Ka mid ah qaybta Siiro,Tariikh | No Comments »

Su’aal #74: Sh. Maxamed Cabdilwahab

august 6th, 2007 by Nasir

Suaal

bu Aisha Wuxuu soo qoray:

Aslaamu calaykum sheikh, salaan kadib sheikh
Suaasha aan qabo waxa weeye, in aad wax nooga sheegtid
tariikhada Sh. Maxamed Cabdilwahaab, waayo waxaan ka dhagaystay page-
internetka ah dad culumu sheeganay oo caynaya, sheikh
maxamed Cabdilwahaab, erayada ay istcmalayeen waxaa ka mid ahaa in uu
baal madaw kaga jiro tariikhda islaamka, uuna u shaqayn jiray gumaysigii ingiriiska,
marka sheikhaw waxaan raadiyay culumo somali ah oo ka hadashay sheikhaas tariikh-diisa
ama difaacaya kumana gulaysan in aa arko, waxaan fursad u helay mawqican( maktabada.com) oo dad weynaha fursad u siiyay in ay culumada suaalo weydiiyaan, waxaan ka codanayaa in aad sheikhaas wax aad ka ogtahay iyo waxayalaha lagu tuhmayo in ay wax ka jiraan iyo in kale
in aad kalmad ka tiraahdid, ilaah ha kaa raali noqdee.

Halkan ka dhageyso jawaabta 

Ka mid ah qaybta Siiro,Tariikh | No Comments »

Su’aal #25: Nabiyada Swc sida Alle cabudi jireen

august 5th, 2007 by Nasir

Suaal

Hagi Ali Wuxuu soo qoray:

Dr Cuthmaan,

Maadaama ay jireen Nabiyaal badan oo ka horreyay Nebigeenna Maxamed SWS,
Su’aasheyda waxay tahay, Sideebay Ilaaheey u caabudi jireen salaadda ay tukan jireeyne sidee bay ahayd
iyo diinta ay isticmaali jireen?

Mahadsanid
Mr Cali.

Halkan ka dhagayso jawabta

Ka mid ah qaybta Siiro,Tariikh | No Comments »

Su’aal#7: ku saabsan Noolashii fudayl ibnu ciyaad

august 5th, 2007 by Nasir

Suaal

Salaamu alykum
walaal, waxa aan doonayaa inaan wax ka ogaado noloshii iyo xiligii uu dhashay asxaabiga fuday ibnu iyaal, dagaaladii uu ka qayb galay iyo waxyaabihii kalee aad ka ogtihiin? hadii aydaan garanayana inaad ii tilmaa mi kartaan kitaab ama meel aan ka heli karo. baarkalaahu feekum.

Halkan ka dhagayso Jawaabta

Ka mid ah qaybta Siiro,Tariikh | No Comments »

Su’aal #5: ku saabsan Cali iyo Mucaawiye

august 5th, 2007 by Nasir

Suaal

Sh waxan ku weydina adigo raali iga ah
maxaa keenay in ay is dagaalaan CALI IYO
MUCAAWIYE.

Jawaabta Halkan ka dhagayso

Ka mid ah qaybta Siiro,Tariikh | No Comments »