Su’aal #78:qof deyn lagu leeyahay cumrada ma ka ansaxee

august 6th, 2007 by Nasir

Suaal

ahmed Wuxuu soo qoray:

WALAAL WAXAAN NII WAYDIINAYAA DAYN AYAA LAYGU LAYAHAY DAYNTA WAXAAN DHAMAYNAYAA 12.2.2009
HADII ILAAHAY KA RAALI NOQDO MARKA WAXAAN RABAY IN AAN CUMRO AADO  CUMRADA MA ANSAXBAA

Halkan ka dhageyso jawaabta

Ka mid ah qaybta xajjka | No Comments »

Su’aal #45: Magacyada la isku dhiibo

august 5th, 2007 by Nasir

Suaal

yaxye Wuxuu soo qoray:

diintu maxy kaqbtaa magaca aad laheyn ooalgu soo aglo qurbaha markaan lagu aadyo hajka.

Halkan ka dhageyso jawaabta

Ka mid ah qaybta xajjka, Fiqhi | No Comments »

Su’aal #20: ku saabsan Xajka

august 5th, 2007 by Nasir

Suaal

aslamo calykum waraxmatulaahi wabarkaatuhu. Hadii aniga oo imika haysta lacag aan ku aadi karo xajka, balse caruur aan dhalay aan haysto, lacagtaas ma u diri karaa hoyday iyo abahay si ay ugu xajiyaan?

Halkan ka dhageyso Jawaabta 

Ka mid ah qaybta xajjka | No Comments »