Halkan ka dhageyso Tafsiirka Quraanka oo dhan Sh Cabdulqaadir Cukaashe
Submit by: Maktabada. | Apr 16 2012, 04:01 AM

Bishaaro Waxaan si toos ah u bilownay hakad dheer kadib in aan Tafsiirka Kitaabka Alle Dib u bilowna, waxaana Ilaahay mahadiis ah in Tafsiirku Maanta marayo qeybihiisii ugu dambeeyay maalmaa fooda nagu soo haya waxaad si buuxda Markii ugu horeysay abid Tafsiirka oo kaamil ah aad ka dhagaysan kartaan Shabakadda maktabada.com.

Fadliga Ilaahay kadib waxaa arrintan u qumay oo juhdi weyn ku bixiyay Sheekheena Faadilka ah Sheekh Cabdulqaadir Cukaasha oo ka mid ah Culumada Ducaada Salafiga, Runtiina aan ku aqaan Dawaaduc badan iyo xaq ku dhiiranaantiisa oo igu reebtay raad weyn.

Waxaana Allaha weyn ugu baryaynaa inuu Tafsiirkiisa ka dhigo mid waara ilaa intuu Alle dhulka iyo waxa ku sugan la wareegayo, sidoo kale inuu Allaha weyn uu ka yeelo Miisaanka Xasanaadkiisa maalin uusan wiil iyo gabdh iyo maal waxtarayn.

Halkan ka dhagayso Tafsiirka Quraanka Kariimka Ah.
ISLAMIC VIDOES
Khudbooyinka Jimcaha
Daawo: Difaaca Nabiga SC. Sh Barbaraawi
Tafsiirka Suuratu Al-Naba' (Camma)
SHARXU JAWAAMICIL AKHBAAR- KITAAB CUSUB OO UU SHARXAY FADIILATU SH CUKAASHAH XAFIDAHULLAH
Buug Ka Hadlaya Gaalada oo Sokooye laga dhigto.
Copyright ©Maktabada.com Designed by Ramaas Software