Fadlan Wixii Qaldamay ama aanan shaqayn
Submit by: Maktabada. | Apr 23 2012, 09:40 AM

Waxaan Walaalaha ka codsanaynaa in sida ugu dhaqsaha badan ee maktabada ula soo socodsiiyaan wixii qaldama, kadib markii is bedel lagu sameeyay bogga maktabada waxaa dhici kara in ay qaldamaan ama la waayo duruus horay ugu jiray.

Saas darteed nagu caawiya in aad nala soo socod siisaan wixii aad tabtaan.

FG: Wali waxaan wadnaa sharaxaada bogga, saas darteed waxyaalo badan ayaan ku soo dari doonaa oo isugu jira kuwa cusub iyo kuwuu horay ugu jiray, Walaalayaal nagu saacida Ducadiina ilaahay ha idin barakeeyo.

Saas darteed bogga naash naash ayaa ku socda ka raali noqda haduusan 100% idin qancin, inshallah wuu idin qancin doonaa.
ISLAMIC VIDOES
Khudbooyinka Jimcaha
Daawo: Difaaca Nabiga SC. Sh Barbaraawi
Tafsiirka Suuratu Al-Naba' (Camma)
SHARXU JAWAAMICIL AKHBAAR- KITAAB CUSUB OO UU SHARXAY FADIILATU SH CUKAASHAH XAFIDAHULLAH
Buug Ka Hadlaya Gaalada oo Sokooye laga dhigto.
Copyright ©Maktabada.com Designed by Ramaas Software