Ramadaan Ayaa Marti Dhowaan inoo Ah, ee Ma u Diyaar garoownay.
Submit by:
| Jul 15 2012, 07:28 AM
Maktabada.com ayaa umada Soomaaliyeed ugu tala gashay inay u soo gudbiso duruus iyo Muxaadaraad ku aaday Bisha Ramadaan.
Sida aad uga barateen 8 sano ee ugu dambeysay ayaa waxaa dib loo soo celin doono duruustii munaasabaadka barakaysan ka hadli jiray,
Dib u habayn lagu sameenay darteed ayaa waxaa maqan qeybahaas.