Kitaabka Rowdatul Anwaar oo Ka Hadlaya Siirada Nabiga SCW.
Submit by:
| Sep 15 2012, 08:06 AM
Waxaa Maktabada.com Farxad galinaya in ay Akhistaayasheeda u soo Gudbiso Kitaabkan oo kitaabkan ka hadlaya Noolashii Nabigeena Sallahu Calayhi Wasalam.
Siirada Nabiga ayaa ah mid lagama maarmaan ah oo qofkasta oo Muslim ah u baahan yahay inuu ka shidaal qaato oo ku cibro qaato.
Kitaabkan oo ah Taxane Socda ayaa waxaa inoo Aqrinaya Fadiilatu Sheekh Cabdulaqir Cukaashe Ilaahay ha Xifdiyee.
----------------------
Halkan ka dhagayso Kitaabka.